Sacuudiga oo si cad u inkiray kulankii dhexmaray Netanyahu & Bin Salman

Wasiirka Arrimaha Dibedda Sacuudiga ayaa si kulul u beeniyey warar ay baahiyeen warbaahinta qaar oo sheegayey in ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu uu Axaddii socdaal qarsoodi ah ku tegay dalkaas, lana kulmay dhaxal-suge Maxamed Bin Salman. “Waxaan arkay wararka warbaahinta ee ku saabsan kulan la sheegay inuu dhex-maray dhaxal-suge Maxamed Bin Salman iyo saraakiil Israa’iiliyiin … Continue reading Sacuudiga oo si cad u inkiray kulankii dhexmaray Netanyahu & Bin Salman